1
Matayos 27:46
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Markii sagaal saac oo galabnimo la joogay, ayaa Ciise cod dheer ku yiri, “Eloy, Eloy, lama sabakhtani?” (Taas oo macnaheedu yahay “Illaaheyow, Illaaheyow, maxaad ii deyrisay?”)
Compare
Explore Matayos 27:46
2
Matayos 27:51-52
Isla waqtigaas daahii macbadkana laba meel ayuu u kala jeexmay kor ayuu kasoo bilowday illaa hoos. Dhulkii ayaa gariiray, dhagaxyadii ayaa burburay. Xabaalihii ayaa furmay, jirrarka dad badan oo quduus ah ee dhintay ayaa nolol loo sarakiciyay.
Explore Matayos 27:51-52
3
Matayos 27:50
Markii uu Ciise mar labaad cod dheer ku qayliyay, ayuu ruuxiisi bixiyay.
Explore Matayos 27:50
4
Matayos 27:54
Markii boqol u taliyihii iyo askartiisi Ciise ilaalinayay arkeen dhul gariirkii iyo wax walboo dhacay, wey argagaxeen waxeyna yiraahdeen, “Xaqiiqdii wuxuu ahaa Wiilka Illaahey!”
Explore Matayos 27:54
5
Matayos 27:45
Laga bilaabo lix saac mugdi ayaa qariyay dhulka oo dhan illaa saddexdii duhurnimo.
Explore Matayos 27:45
6
Matayos 27:22-23
Markaas ayuu Bilaatos iyagii weydiiyay, “Haddaba Ciise Masiix maxaan ku sameeyaa?” Markaas ayey kuligood ku qayliyeen, “Iskutallaabta ku qodob.” Bilaatos ayaa weydiiyay, “Sabab, waa maxey dembiga uu galay?” Laakiin waxey aad ugu sii qayliyeen, “Ha la qodbo.”
Explore Matayos 27:22-23
Home
Bible
Plans
Videos