1
Falimaha 22:16
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Haddaba maxaad sugeysaa? Kac, ha lagu baabtiiso oo dembiyadaada iska nadiifi, adigoo magaciisa ku duceysanaya.’
Compare
Explore Falimaha 22:16
2
Falimaha 22:14
“Kadibna wuxuu igu yiri, ‘Illaahii awoowayaasheen ayaa kuu doortay inaad ogaatid doonistiisa iyo inaad aragtid kuwa xaqa ah oo aad hadalka afkiisa ka maqashid.
Explore Falimaha 22:14
3
Falimaha 22:15
Qof walba ayaad uga marqaatifuri doontaa waxyaalahaad aragtay oo aad maqashay.
Explore Falimaha 22:15