YouVersion embleem
BybelLeesplanneVideo's
Kry die toep
Taalkieser
Soek-ikoon

Gewilde Bybelverse vanaf Matayos 9

1

Matayos 9:37-38

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markaas ayuu xertiisi ku yiri, “Waxa beerta kasoo go’aya wey badan yihiin laakiin shaqaaluhu wey yar yihiin. Haddaba Sayidka beer gooyska weydiista inuu shaqaale badan beertiisa u soo diro.”

Vergelyk

Verken Matayos 9:37-38

2

Matayos 9:13

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Laakiin taga oo soo ogaada waxa macnihiisu yahay qoraalka dhahaya, ‘Intaad allabariyo ii bixin lahaydeen midkiinba midka kale ha u naxariisto.’ Waayo anigu uma imaan kuwa u maleynaya iney yihiin kuwa xaq ah, laakiin waxaan u imid kuwa dembiilayaasha ah.”

Vergelyk

Verken Matayos 9:13

3

Matayos 9:36

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markii uu dadkii badnaa arkay ayuu u naxariistay, waayo wey wareersanaayeen caawimaadna ma haysanin, waxeyna ahaayeen sidii ido aan arijir lahayn.

Vergelyk

Verken Matayos 9:36

4

Matayos 9:12

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciisana markii uu arintaas maqlay ayuu iyaga ku yiri, “Dadka caafimaadka qaba uma baahno dhakhtar, ee kuwa xanuusan ayaa u baahan.

Vergelyk

Verken Matayos 9:12

5

Matayos 9:35

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise wuxuu dhex maray magaalo walba iyo tuulo walba, isaga oo sunagogyadooda wax ku baraya oo ku wacdinaya warka wanaagsan ee boqortooyada Illaah wuxuuna bogsiinayay cudur walba iyo xanuun walba.

Vergelyk

Verken Matayos 9:35

Gratis leesplanne en oordenkings oor Matayos 9

Vorige hoofstuk
Volgende hoofstuk
YouVersion

Moedig jou aan en daag jou uit om elke dag intimiteit met God op te soek.

Bediening

Iets oor ons

Loopbane

Vrywilliger

Webjoernaal

Media

Nuttige skakels

Hulp

Skenk

Bybelweergawes

Klankbybels

Bybeltale

Vers-van-die-dag


'n Digitale bediening van

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

PrivaatheidsbeleidVoorwaardes
Program vir die openbaarmaking van kwesbaarheid
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

Tuisblad

Bybel

Leesplanne

Video's