Sheekada Kirismaska: 5 Maalmood oo ku Saabsan Dhalashada Ciise预览

Sheekada Kirismaska: 5 Maalmood oo ku Saabsan Dhalashada Ciise

5天中的第5天

U Baxsadkii Masar

Yuusuf, Maryan, iyo Ciise Masar tag sababta oo ah Herodos wuxuu doonaya inuu dilo Ciise.

Su, aasha 1: Maxaad u maleyneysaa inay dadka qaarkood ugu jawaabayaan Ciise

siduu Herodos sameeyay oo ay isku dayayaan inay ka takhalusaan?

Su, aasha 2: Siduu Eebbe u badbaadiyey Yuusuf iyo qoyskiisii,

sidee ayuu maanta noo badbaadinayaa?

Su, aasha 3: Ma tilmaami kartaa waqti aad rumeysantahay

inuu Ilaahay ku xanaaneeyey xaalad adag?

读经计划介绍

Sheekada Kirismaska: 5 Maalmood oo ku Saabsan Dhalashada Ciise

Ciid Masiixi yadan, ku noqoshada shekada dhalashada Ciise ee Injiilka Matayos iyo Luukos. Inta aad aqri neysid, fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.

More