Sheekada Kirismaska: 5 Maalmood oo ku Saabsan Dhalashada Ciise预览

Dhalashadii Ciise
Ciise wuxuu ku dhashay Beytalaxam, oo ida jirradu waxeey u yimmaadeen ineey arkaan.
Su, aasha 1: Marwooyin, haddii aad ahaan laheedeen Maryan,
noocee cabsida iyo welwelka aad ka qabi lahaydeen safarkan?
Su, aasha 2: Ido jirrayaashu waxay faafiyeen ereyga Ciise ku saabsan.
Sidee qoyskaaga ama bulshadaadu u maqleen isaga?
Su, aasha 3: Ragow, haddii aad ahaan la heydeen Yuusuf,
fikir noocee ah ayaad ka qabi laheydeen Maryan, safarkan,
dhalashada, iyo booqashada ido jirrayaasha?