Sheekada Kirismaska: 5 Maalmood oo ku Saabsan Dhalashada Ciise预览

Dhalashada Ciise waa la saadaaliyay
Malaa'ig ayaa soo booqatay Maryan.
Su, aasha 1: Maxaad u maleyneysaa inay ahaayeen cawaaqibta dhabta
ah ee Maryan ay la tacaashay sababtuna tahay fikirka mucjisadan?
Su, aasha 2: Maxaa sababay inaad rumeyso in Ciise runti uu ka dhashay bikrad?
Maxaa caddayn ah oo loo hayaa caqiidadan oo kale?
Su, aasha 3: Bulshadaada dhexdeeda, maxay dadku u qaadanlahaayeen
oo ka oran lahaayeen naag uur leh iyadoo aan guursan,
gaar ahaan haddii lagu yaqaanay inay tahay Masiixi?