Sheekada Kirismaska: 5 Maalmood oo ku Saabsan Dhalashada Ciise预览

Yuusuf wuxuu guursaday Maryan
Malaa'ig ayaa Yuusuf u sheegtay in uurka Maryan yahay doonistii Eebbe.
Su, aasha 1: Maxay noqon laheyd jawaabtaadu haddii haddii
gabadha kuu doonan laga hello uur adiguna aadan aabbe ahayn?
Su, aasha 2: Ma u malaynaysaa in Ilaahey wali adeegsado xiriirka riyooyinka? Sabab?
Maxaa diidaya?
Su, aasha 3: Maxeey adeecida Yuusuf ee Eebbe duruufahaas aan caadiga ahayn ay ina baraysaa ku saabsan adeecitaankeenna xitaa markii aynaan si buuxda u fahmin?