1
FALIMAHA RASUULLADA 13:2-3
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Oo markay Rabbiga caabudayeen oo soomanaayeen ayaa Ruuxa Quduuska ahu wuxuu ku yidhi, Barnabas iyo Sawlos iigu sooca shuqulkii aan ugu yeedhay. Markay soomeen oo duceeyeen oo gacmahoodii saareen dabadeed ayay direen iyagii.
Összehasonlít
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 13:2-3
2
FALIMAHA RASUULLADA 13:39
nin kasta oo isaga rumaystana xaq baa lagaga dhigay wax walba oo sharciga Muuse uusan xaq idinkaga dhigi karin.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 13:39
3
FALIMAHA RASUULLADA 13:47
Maxaa yeelay, sidaasaa Rabbigu nagu amray isagoo leh, Waxaan kaa dhigi doonaa iftiinka quruumaha, Inaad badbaadinta u noqotid ilaa meeshii dunida ugu fog.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 13:47