FALIMAHA RASUULLADA 13:2-3

FALIMAHA RASUULLADA 13:2-3 SOMBIBLE

Oo markay Rabbiga caabudayeen oo soomanaayeen ayaa Ruuxa Quduuska ahu wuxuu ku yidhi, Barnabas iyo Sawlos iigu sooca shuqulkii aan ugu yeedhay. Markay soomeen oo duceeyeen oo gacmahoodii saareen dabadeed ayay direen iyagii.