YouVersion 标志
圣经计划视频
获取软件
选择语言
搜索图标

Markos 8 的热门经文

1

Markos 8:35

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Waayo qof walboo naftiisa badbaadin raba wuu luminayaa, laakiin qof walboo naftiisa u lumiya aniga dartey iyo warka wanaagsan dartiis wuu badbaadi doonaa.

对照

探索 Markos 8:35

2

Markos 8:36

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Qof maxey u taraysaa haddii uu aduunka oo dhan helo, laakiin uu nafsadiisa lumiyo?

对照

探索 Markos 8:36

3

Markos 8:34

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Kadib Ciise wuxuu iskugu yeeray dadkii badnaa iyo xertiisi oo ku yiri, “Mid walboo xerteyda noqon raba waa inuu is nacaa oo iskutallaabtiisa soo qaataa oona isoo raacaa.

对照

探索 Markos 8:34

4

Markos 8:37-38

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ama muxuu qof ku badalan karaa nafsadiisa? Haddaba mid walboo aniga iyo ereygayga ceeb ka dareemaya qarnigaan dembiga iyo sinada leh dhexdiisa, Wiilka Aadanahuna wuu diidi doonaa goortii uu ammaantii Aabihiis iyo tii malaa’igta quduuska ah ku yimaado.”

对照

探索 Markos 8:37-38

5

Markos 8:29

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markaas ayuu Ciise xertii weydiiyay, “Laakiin idinku yaad igu sheegtaan?” Butros ayaa ugu jawaabay oo yiri, “Waxaad tahay Masiixa.”

对照

探索 Markos 8:29

上一章
下一章
YouVersion

我们要鼓励、挑战你每天亲近上帝。

事工

关于我们

就职机会

义工

博客

新闻区

有用链接

帮助

捐赠

圣经译本

音频圣经

译本语言

今日经文


此数字事工属于

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

隐私政策使用条款
漏洞披露方案
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

主页

圣经

计划

视频