YouVersion 标志
圣经计划视频
获取软件
选择语言
搜索图标

Markos 7 的热门经文

1

Markos 7:21-23

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Waayo qalbigeena waxaa kasoo baxa, fikradaha sharta leh, sinada, tuugnimada iyo dilka, gogol dhaafka, damaca, hungurinimada, xaasidnimada, been sheegida, kufsiga, il xumada, caayda, camal xumaanta iyo kibirka. Waxyaalahan oo dhan qalbiga ayey ka yimaadaan oo waxey nijaaseeyaan qofka.”

对照

探索 Markos 7:21-23

2

Markos 7:15

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Cuntadaad cuntid kuma nijaaseynayso, laakiinse waxa qofka nijaaseeya waa waxa qalbigiisa kasoo baxa. [

对照

探索 Markos 7:15

3

Markos 7:6

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markaas ayuu Ciise ugu jawaabay, “Nebi Isayos wuu saxsanaa markii uu sii sheegay waxa idin ku saabsan labawejiilayaal yahow, sida qoran, “ ‘Dadkan waxey igu qadariyaan afkooda, laakiin qalbiyadoodu aad ayey iiga fog yihiin.

对照

探索 Markos 7:6

4

Markos 7:7

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Si been ah ayey ii caabudaan, waxeyna dadka baraan amarro binu aadanku sameeyay.’

对照

探索 Markos 7:7

5

Markos 7:8

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Oo waxey ka tageen amarrada Illaahey waxeyna haystaan waxbaridii binu aadanka.”

对照

探索 Markos 7:8

上一章
下一章
YouVersion

我们要鼓励、挑战你每天亲近上帝。

事工

关于我们

就职机会

义工

博客

新闻区

有用链接

帮助

捐赠

圣经译本

音频圣经

译本语言

今日经文


此数字事工属于

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

隐私政策使用条款
漏洞披露方案
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

主页

圣经

计划

视频