1
Markos 9:23
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Markaas ayuu Ciise ku yiri, “Maxaad u leedahay, ‘Haddaad awoodid?’ Wax walba wey u suurtoobaan qofkii aamina.”
对照
探索 Markos 9:23
2
Markos 9:24
Isla markiiba wiilkii aabihiis ayaa yiri, “Waan aaminsanahay! Iga caawi aamin la’aanteyda.”
探索 Markos 9:24
3
Markos 9:28-29
Markii ey Ciise iyo xertiisi guriga tageen ayaa xertiisi gooni ahaan u weydiiyeen, “Maxaanu inagu u awoodi weynay inaan ruuxyada wasakhda leh bixino?” Markaas ayuu Ciise ku yiri, “Ruuxyadaan wasakhda leh oo kale duco iyo soon kaliya ayey ku baxaan.”
探索 Markos 9:28-29
4
Markos 9:50
“Cusbadu wey fiican tahay balse haddii ey dhadhan beesho, sidee ayaad dhanaan uga dhigi kartaa mar kale? Dhexdiina dhadhan ku lahaada, nabadna ku noolaada.”
探索 Markos 9:50
5
Markos 9:37
“Qof walboo cunuggaan magacayga ku soo dhaweeya aniga ayuu isoo dhaweeyay, qofkii isoo dhaweeyana wuxuu soo dhaweeyay kan isoo diray.”
探索 Markos 9:37
6
Markos 9:41
Runtii waxaan idin ku leeyahay, qof walboo magaceyga koob biya ah idin ku siiya inaad tihiin xertii Masiixa darteed, runtii waa loo abaalgudi doonaa.
探索 Markos 9:41
7
Markos 9:42
“Haddii qof uu ku sababo mid ka mid ah kuwan yar yar oo i aaminsan iney dembi galaan. Waxaa u dhaami doonta in badda lagu tuuro isagoo dhagax weyn qoorta ugu xiranyahay.
探索 Markos 9:42
8
Markos 9:47
Haddii ishaadu xumaan kuu keeneyso iska saar. Waxaa kuu wanaagsan inaad adiga oo hal il leh boqortooyada Illaahey gashid intaad adiga oo laba indhood leh naarta lagugu tuuri lahaa
探索 Markos 9:47
主页
圣经
计划
视频