Meelo badan ayaan daciif ka nahay, laakiin Ruuxa ayaa na la jooga si uu noo caawiyo. Tusaale ahaan marka aanan garaneyn waxaan ku duceysano, Ruuxa ayaa noogu duceeya qaab aan ereyo lagu soo koobi karin.
Rooma 8:26
Дома
Библија
Планови
Видеа