1
ROOMA 15:13
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Ilaaha rajadu ha idinka buuxiyo farxad iyo nabad oo dhan, idinkoo rumaysan, si rajadiinnu ugu badato xoogga Ruuxa Quduuskaa.
Összehasonlít
Fedezd fel: ROOMA 15:13
2
ROOMA 15:4
Waayo, wax alla wixii hore loo qorayba waxaa loo qoray waxbarashadeenna, inaynu dulqaadashada iyo gargaarka Qorniinka rajo ku lahaanno.
Fedezd fel: ROOMA 15:4
3
ROOMA 15:5-6
Ilaaha dulqaadashada iyo gargaariddu ha ka dhigo in midkiinba midka kale la fikir ahaado sida Ciise Masiix, inaad isku qalbi iyo isku af ku ammaantaan Ilaaha ah Aabbaha Rabbigeenna Ciise Masiix.
Fedezd fel: ROOMA 15:5-6
4
ROOMA 15:7
Sidaas daraaddeed isdhoweeya sida Masiixuna idiin dhoweeyey in Ilaah la ammaano.
Fedezd fel: ROOMA 15:7
5
ROOMA 15:2
Midkeen kastaaba deriskiisa ha ka farxiyo inuu ku wanaagsanaado oo ku dhismo.
Fedezd fel: ROOMA 15:2