1
ROOMA 14:17-18
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Waayo, boqortooyada Ilaah ma aha cunid iyo cabbid, laakiinse waa xaqnimada iyo nabadda iyo farxadda ku jira Ruuxa Quduuskaa. Kii waxaas Masiixa ugu adeega, Ilaah buu ka farxiyaa, xagga dadkana waa mid loo bogay.
Összehasonlít
Fedezd fel: ROOMA 14:17-18
2
ROOMA 14:8
Waayo, haddii aynu nool nahay, Rabbigaynu u nool nahay; oo haddii aynu dhimannona, Rabbigaynu u dhimannaa, sidaas daraaddeed haddii aynu nool nahay iyo haddii aynu dhimannoba, Rabbigaa ina leh.
Fedezd fel: ROOMA 14:8
3
ROOMA 14:19
Sidaas daraaddeed haddaba aynu raacno waxyaalaha nabadda iyo waxyaalaha midkeenba midka kale xoog ugu yeelo.
Fedezd fel: ROOMA 14:19
4
ROOMA 14:13
Sidaas daraaddeed mar dambe yeynan isxukumin, laakiinse tan ka fikira inaan ninna walaalkiis u dhigin dhagax uu ku turunturoodo ama wax kaleeto oo hor joogsada.
Fedezd fel: ROOMA 14:13
5
ROOMA 14:11-12
Waayo, waxaa qoran, Anigu waa noolahay, ayaa Rabbigu leeyahay, oo jilib waluba anuu ii sujuudi doonaa, Carrab walubana Ilaah buu qiri doonaa. Sidaasaa midkeen kastaba Ilaah ula xisaabtami doonaa.
Fedezd fel: ROOMA 14:11-12
6
ROOMA 14:1
Kii rumaysadka ku itaal yar soo dhoweeya, mana aha inaad ra'ayiyadiisa la murantaan.
Fedezd fel: ROOMA 14:1
7
ROOMA 14:4
Yaad tahay kaaga xukuma midiidinka mid kaleto? Waayo, sayidkiisuu u taagan yahay ama u dhacaa. Waana la taagi doonaa, waayo, Rabbigu waa awoodaa inuu taago.
Fedezd fel: ROOMA 14:4