1
FALIMAHA RASUULLADA 20:35
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Wax walba waan idin tusay si ay waajib idiinku tahay, idinkoo sidaas oo kale u hawshoonaya, inaad caawisaan kuwa itaalka yar, oo aad xusuusataan ereyadii Rabbi Ciise siduu isaga qudhiisu yidhi, In wax la helo, waxaa ka barako badan in wax la bixiyo.
Összehasonlít
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 20:35
2
FALIMAHA RASUULLADA 20:24
Laakiin naftayda uma xisaabo sidii mid qiimo ila leh, si aan u dhammeeyo tartankayga iyo shuqulkii aan Rabbi Ciise ka helay inaan u markhaati furo injiilkii nimcadii Ilaah.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 20:24
3
FALIMAHA RASUULLADA 20:28
Qudhiinnu isjira, idahana jira, kuwaasoo Ruuxa Quduuska ahu idiinka dhigay beldaajiyayaal inaad daajisaan kiniisadda Ilaah oo uu dhiiggiisa ku iibsaday.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 20:28
4
FALIMAHA RASUULLADA 20:32
Imminka waxaan idinku ammaano gelinayaa Ilaah iyo ereyga nimcadiisa kaasoo kara inuu idin dhiso oo dhaxal idinka dhex siiyo kuwa quduus laga dhigay oo dhan.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 20:32