SABUURRADII 132:4-5
SABUURRADII 132:4-5 SOM08
Indhahayga seexasho isugu qaban maayo, Il iyo baalna isu keeni maayo, Ilaa aan meel u helo Rabbiga, Oo aan taambuug u helo Kan Xoogga leh oo Yacquub.