1
SABUURRADII 74:16
Kitaabka Quduuska Ah
Maalinta adigaa iska leh, habeenkana adigaa iska leh, Oo adigaa diyaariyey iftiinka iyo qorraxdaba.
Compare
Explore SABUURRADII 74:16
2
SABUURRADII 74:12
Laakiinse Ilaah waa boqorkayga tan iyo waa hore, Isagoo badbaadin ka dhex samaynaya dhulka.
Explore SABUURRADII 74:12
3
SABUURRADII 74:17
Adigu waxaad samaysay dhulka soohdimihiisa oo dhan, Oo adigaa sameeyey diraac iyo xagaaba.
Explore SABUURRADII 74:17
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos