1
SABUURRADII 73:26
Kitaabka Quduuska Ah
Jiidhkayga iyo qalbigayguba waa itaal darnaadeen, Laakiinse Ilaah wuxuu weligiis ii yahay xooggii qalbigayga iyo qaybtayda.
Compare
Explore SABUURRADII 73:26
2
SABUURRADII 73:28
Laakiinse aniga waxaa ii roon inaan Ilaah u soo dhowaado, Waayo, Sayidka Ilaahaa waxaan ka dhigtay magangalkayga, Inaan ka sheekeeyo shuqulladaada oo dhan.
Explore SABUURRADII 73:28
3
SABUURRADII 73:23-24
Habase yeeshee had iyo goorba waan kula joogaa, Oo waxaad i qabatay gacanta midig. Waxaad igu hoggaamin doontaa taladaada, Oo dabadeedna waxaad igu dhowayn doontaa ammaanta.
Explore SABUURRADII 73:23-24
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos