1
SABUURRADII 71:5
Kitaabka Quduuska Ah
Waayo, Sayidow Ilaahow, waxaad tahay rajadayda, Oo waxaad tahay kii aan isku hallaynayay tan iyo yaraantaydii.
Compare
Explore SABUURRADII 71:5
2
SABUURRADII 71:3
Ii noqo dhagax weyn oo rug ah, oo aan had iyo goorba ku noqnoqdo, Waxaad amar ku bixisay in lay badbaadsho, Waayo, adigu waxaad tahay dhagax weyn oo ii gabbaad ah iyo qalcaddayda.
Explore SABUURRADII 71:3
3
SABUURRADII 71:14
Laakiinse anigu had iyo goorba wax baan rajaynayaa, Oo weliba waan kuu sii ammaanayaa aad iyo aad.
Explore SABUURRADII 71:14
4
SABUURRADII 71:1
Rabbiyow, adigaan isku kaa halleeyaa, Yaanan weligay wareerin.
Explore SABUURRADII 71:1
5
SABUURRADII 71:8
Maalin kasta waxaa afkayga ka buuxi doona Ammaantaada iyo sharaftaada.
Explore SABUURRADII 71:8
6
SABUURRADII 71:15
Afkaygu wuxuu maalinta oo dhan ka sheekayn doonaa xaqnimadaada, iyo badbaadintaada, Waayo, anigu ma aqaan intay tiro le'eg yihiin.
Explore SABUURRADII 71:15
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos