YouVersion 标志
圣经计划视频
获取软件
选择语言
搜索图标

BILOWGII 24 的热门经文

1

BILOWGII 24:12

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Oo wuxuu yidhi, Rabbiyow, sayidkayga Ibraahim Ilaahiisow, waan ku baryayaaye, maanta i liibaani, sayidkayga Ibraahimna u roonow.

对照

探索 BILOWGII 24:12

2

BILOWGII 24:14

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Gabadhii aan ku odhan doono, Ashuunkaaga deji, waan ku baryayaaye, aan ka cabbee, oo igu odhan doonta, Cab, awrtaadana waan waraabin doonaa, taasu ha noqoto tii aad u dooratay addoonkaaga Isxaaq, oo taas baan ku ogaan doonaa inaad sayidkayga u roonaatay.

对照

探索 BILOWGII 24:14

3

BILOWGII 24:67

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Isxaaqna wuxuu iyadii soo geliyey teendhadii hooyadiis Saarah, Rebeqahna wuu guursaday, oo naagtiisii bay noqotay. Wuuna jeclaaday iyada, oo Isxaaq waxaa laga qalbi qabowjiyey geeridii hooyadiis.

对照

探索 BILOWGII 24:67

4

BILOWGII 24:60

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Oo Rebeqah bay u duceeyeen oo ku yidhaahdeen, Walaashayoy, kumanyaal kun hooyadood noqo, farcankaaguna kuwa iyaga neceb iriddooda ha hantiyeen.

对照

探索 BILOWGII 24:60

5

BILOWGII 24:3-4

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Oo waxaan kugu dhaarin doonaa Rabbiga ah Ilaaha samada iyo Ilaaha dhulka inaadan wiilkayga naag uga guurinayn gabdhaha reer Kancaanka aan dhex degganahay: laakiin waxaad u kacdaa dalkaygii iyo xigaalkaygii, oo waxaad naag uga keentaa wiilkayga Isxaaq.

对照

探索 BILOWGII 24:3-4

上一章
下一章
YouVersion

我们要鼓励、挑战你每天亲近上帝。

事工

关于我们

就职机会

义工

博客

新闻区

有用链接

帮助

捐赠

圣经译本

音频圣经

译本语言

今日经文


此数字事工属于

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

隐私政策使用条款
漏洞披露方案
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

主页

圣经

计划

视频