Logotip YouVersion
Sveto pismoBralni načrtiVideoposnetki
Prenesi aplikacijo
Izbirnik jezika
Ikona za iskanje

Priljubljene svetopisemske vrstice iz Matayos 22

1

Matayos 22:37-39

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa ugu jawaabay, “ ‘Waa inaad Rabbiga Illaahaaga ah ka jeclaataa naftaada iyo qalbigaaga iyo caqligaaga oo dhan.’ Kani waa amarka ugu horeeya oo ugu weyn. Kan labaadna wuu u egyahay, ‘Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida aad adigu isku jeceshahay.’

Primerjaj

Razišči Matayos 22:37-39

2

Matayos 22:40

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Sharciga oo dhan iyo wixii ey nebiyadu qoreen waxey ku dhan yihiin labadan amar.”

Primerjaj

Razišči Matayos 22:40

3

Matayos 22:14

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

“Waayo kuwo badan ayaa la martiqaaday, laakiin dad yar ayaa la doortay.”

Primerjaj

Razišči Matayos 22:14

4

Matayos 22:30

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Waqtiga sarakicidda dadku ma guursan doonaan lamana guursan doono, waxeyna noqon doonaan sida malaa’igta jannada ku jirta.

Primerjaj

Razišči Matayos 22:30

5

Matayos 22:19-21

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

I tusa shilinka canshuurta loo bixiyo.” Waxey u keeneen diinaar, markaas ayuu Ciise iyagii weydiiyay, “Yuu sawirkiisa iyo magaciisa ku yaalaa shilinkan?” Waxey ku jawaabeen, “Kaysar.” Markaas ayuu ku yiri, “Haddaba Kaysar siiya wuxuu Kaysar leeyahay, Illaaheyna siiya wuxuu Illaahey leeyahay.”

Primerjaj

Razišči Matayos 22:19-21

Brezplačni bralni načrti in premišljevanja, povezane z Matayos 22

Prejšnje poglavje
Naslednje poglavje
YouVersion

Ponujamo ti spodbudo in izziv, da vsak dan iščeš Boga.

Misijonska organizacija

Vizitka

Zaposlitve

Kako postati prostovoljec

Blog

Mediji

Uporabne povezave

Pomoč

Daruj

Prevodi Svetega pisma

Sveto pismo v zvočni obliki

Jeziki, v katerih je na voljo Sveto pismo

Vrstica dneva


Digitalni misijon organizacije

Life.Church
English (US)

©2026 Life.Church / YouVersion

Pravilnik o zasebnostiPogoji
Program za razkrivanje ranljivosti
FacebookTviterInstagramYouTubePinterest