1
FALIMAHA RASUULLADA 4:12
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Mid kale badbaadada lagama helo, maxaa yeelay, ma jiro magac kale samada hoosteeda oo dadka dhexdooda loo bixiyey oo waajib inoo ah inaynu ku badbaadno.
Primerjaj
Razišči FALIMAHA RASUULLADA 4:12
2
FALIMAHA RASUULLADA 4:31
Oo markay tukadeen dabadeed, meeshay ku urursanaayeen baa gariirtay; oo dhammaantood waxaa ka wada buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo ereygii Ilaah bay dhiirranaan ugu hadleen.
Razišči FALIMAHA RASUULLADA 4:31
3
FALIMAHA RASUULLADA 4:29
Laakiin Rabbiyow, eeg, way na cabsiinayaane; haddaba addoommadaada sii dhiirranaan oo dhan oo ay ereygaaga ku sheegaan
Razišči FALIMAHA RASUULLADA 4:29
4
FALIMAHA RASUULLADA 4:11
Isagu waa dhagixii idinkoo wax dhisa aad diiddeen, oo noqday madaxa rukunka.
Razišči FALIMAHA RASUULLADA 4:11
5
FALIMAHA RASUULLADA 4:13
Markay arkeen Butros iyo Yooxanaa dhiirranaantoodii, oo ay garteen inay yihiin niman aan wax baran, jaahiliinna ah, ayay yaabeen; markaasay garteen inay Ciise la joogi jireen.
Razišči FALIMAHA RASUULLADA 4:13
6
FALIMAHA RASUULLADA 4:32
Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo naf bay ahaayeen; midkoodna ma odhan, Waxaan leeyahay waa waxaygii, laakiin wax waluba waa ka dhexeeyeen.
Razišči FALIMAHA RASUULLADA 4:32