Логотип YouVersion
БиблияПланыВидео
Скачать приложение
Выбор языка
Иконка поиска

Известные библейские стихи из Matayos 17

1

Matayos 17:20

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa ugu jawaabay, “Iimaankiina oo yar darteed ayaad ruuxyada wasakhda leh u bixin waydeen. Runtii waxaan idin ku leeyahay, haddii aad lahaan lahaydeen iimaan sida iniinta khardalka u yar, waxaad ku dhihi lahaydeen buurtan, ‘Halkan ka dhaqaaq oo halkaas tag,’ weyna dhaqaaqi lahayd, oo waxba idin kuma adkaan lahayn. [

Сравнить

Изучить Matayos 17:20

2

Matayos 17:5

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Butros oo weli hadlaya, ayaa waxaa iyagii daboolay daruur dhalaalaysa, cod ayaana daruurta ka dhex dhawaaqay oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, waana ka raali noqday ee isaga dhagaysta!”

Сравнить

Изучить Matayos 17:5

3

Matayos 17:17-18

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Ciise ayaa ugu jawaabay, “Dad yahow aan iimaanka lahayn, illaa goorma ayaan idin la joogi doonaa, oo illaa goorma ayaan idiin dulqaadan doonaa? Wiilka halkan iigu keena.” Ciise wuxuu canaantay ruuxyadii wasakhda lahaa, weyna kasoo baxeen wiilkii, isla markiina wuu bogsaday.

Сравнить

Изучить Matayos 17:17-18

Бесплатные планы чтения и наставления по теме Matayos 17

Предыдущая глава
Следующая глава
YouVersion

Поощряем и призываем вас искать близких отношений с Богом каждый день.

Служение

О нас

Вакансии

Стать волонтёром

Блог

Уголок прессы

Полезные ссылки

Помощь

Сделать пожертвование

Переводы Библии

Аудио-Библии

Языки текста Библии

Стих дня


Цифровое служение

Life.Church
Русский

©2026 Life.Church / YouVersion

Политика конфиденциальностиУсловия
Программа раскрытия уязвимостей
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest