1
MARKOS 2:17
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Ciise goortuu maqlay ayuu ku yidhi, Kuwa ladan dhakhtar uma baahna, laakiin kuwa buka ayaa u baahan. Uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid.
ႏွိုင္းယွဥ္
MARKOS 2:17ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
MARKOS 2:5
Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin.
MARKOS 2:5ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
3
MARKOS 2:27
Markaasaa wuxuu ku yidhi iyaga, Sabtida waxaa loo sameeyey dadka aawadiis ee dadka looma samayn sabtida aawadeed.
MARKOS 2:27ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
4
MARKOS 2:4
Goortay u soo dhowaan kari waayeen dadkii badnaa daraaddiis ayay saqafka dusha ka fureen meeshuu joogay. Goortii ay jebsheen, waxay ka soo dejiyeen sariirtii ninkii curyaanka ahaa ku jiifay.
MARKOS 2:4ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
5
MARKOS 2:10-11
Laakiin si aad ku garataan in Wiilka Aadanahu dhulka ku leeyahay amar uu dembiyada ku cafiyo (ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi), Waxaan ku leeyahay, Kac oo sariirtaada qaado oo gurigaaga tag.
MARKOS 2:10-11ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
6
MARKOS 2:9
Iyamaa hawl yar, in curyaanka lagu yidhaahdo, Dembiyadaadu waa cafiyan yihiin, ama in lagu yidhaahdo, Kac oo sariirtaada qaado oo soco?
MARKOS 2:9ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
7
MARKOS 2:12
Kolkiiba wuu kacay oo sariirtiisii qaatay; wuuna baxay dadkii oo dhan hortooda, sidaa darteed ayay la wada yaabeen, wayna ammaaneen Ilaah, oo waxay yidhaahdeen, Weligayo sidan oo kale ma aannu arag.
MARKOS 2:12ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား