1
MARKOS 1:35
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah, halkaasuuna ku soo tukanayay.
ႏွိုင္းယွဥ္
MARKOS 1:35ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
MARKOS 1:15
wuxuuna yidhi, Wakhtigii waa buuxsamay, oo boqortooyadii Ilaah waa soo dhowaatay; toobad keena oo injiilka rumaysta.
MARKOS 1:15ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
3
MARKOS 1:10-11
Markiiba intuu biyihii ka soo baxay wuxuu arkay samooyinkii oo kala dillaacay iyo Ruuxii oo sidii qoolley oo kale dushiisa ugu soo degaya. Waxaa samooyinka ka yimid cod leh, Adigu waxaad tahay Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay.
MARKOS 1:10-11ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
4
MARKOS 1:8
Anigu waxaan idinku baabtiisay biyo, isaguse wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.
MARKOS 1:8ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
5
MARKOS 1:17-18
Ciise wuxuu ku yidhi, I soo raaca. Waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta. Markiiba shabagyadoodii way ka tageen, wayna raaceen.
MARKOS 1:17-18ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
6
MARKOS 1:22
Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimada.
MARKOS 1:22ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား