1
MARKOS 3:35
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Ku alla kii yeela doonistii Ilaah kaasaa walaalkay iyo walaashay iyo hooyaday.
ႏွိုင္းယွဥ္
MARKOS 3:35ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
2
MARKOS 3:28-29
Runtii waxaan idinku leeyahay, Bini-aadmiga waa loo cafiyi doonaa dembiyadii oo dhan iyo caydii ay ku caytamaan; laakiin ku alla kii caaya Ruuxa Quduuska ah, weligiis cafiga heli maayo, laakiin wuxuu eed u leeyahay dembi weligiis ah
MARKOS 3:28-29ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
3
MARKOS 3:24-25
Haddii boqortooyo kala qaybsanto, boqortooyadaasu ma taagnaan karto. Haddii gurina kala qaybsamo, gurigaasu ma taagnaan kari doono.
MARKOS 3:24-25ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
4
MARKOS 3:11
Oo jinniyada wasakhda lehna goortay arkeen, hortiisii ayay isku tuureen oo qayliyeen, oo waxay yidhaahdeen, Adigu waxaad tahay Wiilka Ilaah.
MARKOS 3:11ရွာေဖြေလ့လာလိုက္ပါ။
ပင္မစာမ်က္ႏွာ
သမၼာက်မ္းစာ
အစီအစဥ္မ်ား
ဗီဒီယိုမ်ား