1
Markos 4:39-40
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Isla markii ayuu kacay oo canaantay duufaantii iyo hirarkii oo ku yiri, “Aamus oo deg!” Kadibna duufaantii ayaa degtay oo wax walbana wey wada aamuseen. Markaas ayuu xertiisi ku yiri, “Maxaad sidan oo dhan ugu cabsateen? Iimaan malihidiin miyaa?”
Bera saman
Njòttu Markos 4:39-40
2
Markos 4:41
Markaas ayey xertii wada argagaxeen oo ey is weydiiyeen, “Kani yuu yahay? Xitaa duufaanta iyo hirarka ayaa adeecaya!”
Njòttu Markos 4:41
3
Markos 4:38
Ciisana wuxuu joogay xagga dambe ee doonta wuuna jiifay barkin. Markaas ayaa xertiisi kiciyeen isaga oo ku yiraahdeen, “Macalinow, miyeysan waxba kula ahayn haddii ey biyuhu na qaadaan?”
Njòttu Markos 4:38
4
Markos 4:24
Hadalkii ayuu watey, “Ka fiirsada waxaad maqashaan, waayo qiyaastii aad ku qiyaastaan iyo in ka badan ayaa la idin ku qiyaasi doonaa.
Njòttu Markos 4:24
5
Markos 4:26-27
Sidoo kale Ciise wuxuu yiri, “Boqortooyada Illaahey waa sida nin abuur dhulka ku daadshay. Beeraleydu habeenkii wey seexdaan subixiina wey soo kacaan, laakiin abuurkii wuu baxaa wuuna weynaadaa iyagoo aan garaneynin sida ey ku dhacday.
Njòttu Markos 4:26-27
6
Markos 4:23
Qofkii dheggo wax lagu maqlo leh ha maqlo.”
Njòttu Markos 4:23
Heim
Biblía
Áætlanir
Myndbönd