1
Markos 3:35
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Mid walboo sameeya doonista Illaahey wuxuu noqonayaa hooyaday iyo walaalahay.”
Bera saman
Njòttu Markos 3:35
2
Markos 3:28-29
Run ahaantii waxaan idin ku leeyahay, binu aadanka waa loo cafin doonaa dembiyada iyo caayda ey ku caaytamaan oo dhan, laakiin mid walboo caaya Ruuxa Quduuska ah weligiis lama cafin doono, waayo wuxuu ku eedeysanyahay dembi weligiis ah.”
Njòttu Markos 3:28-29
3
Markos 3:24-25
Haddii boqortooyo kala qeybsanto, boqortooyadaas ma taagnaan karto. Reer walboo kala qeybsamana wuu dumayaa.
Njòttu Markos 3:24-25
4
Markos 3:11
Dadkii ruuxyada wasakhda leh qabayna markey Ciise arkeen intey dhulka ku dhaceen ayey yiraahdeen, “Waxaad tahay Wiilka Illaahey.”
Njòttu Markos 3:11
Heim
Biblía
Áætlanir
Myndbönd