1
Matayos 25:40
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
“Markaas ayuu boqorku ku jawaabi doonaa, ‘Runtii waxaan idin ku leeyahay, mar walboo aad walaalaheyga u sameysaan dadkeyga xitaa midkooda ugu qiimaha yar, aniga ayaad asxaan ii sameyseen.’
Bera saman
Njòttu Matayos 25:40
2
Matayos 25:21
“Sayidkiisi ayaa ugu jawaabay, ‘Si fiican ayaad sameysay, waxaadna tahay adeege fiican oo aamin ah! Waxaadna aamin ku noqotay wax yar, laakiin hadda waxaan kugu aamini doonaa wax badan. Kaalay la wadaag mudanahaaga farxadiisa!’
Njòttu Matayos 25:21
3
Matayos 25:29
Waayo mid walboo wax haysta waxaa la siin doonaa in ka badan intuu haysto, wuxuuna haysan doonaa wax badan. Laakiin kuwa aan waxba haysan xitaa waxa yar oo ey haystaan ayaa laga qaadi doonaa.
Njòttu Matayos 25:29
4
Matayos 25:13
“Sidaa darteed is ilaaliya, waayo ma garaneysaan maalinta iyo waqtiga uu Wiilka Aadanahu imaanayo.
Njòttu Matayos 25:13
5
Matayos 25:35
Waayo waan gaajeysnaa waxaadna isiiseen waxaan cuno, waan haraadsanaa waxaadna isiiseen waxaan cabo, waxaan ahaa qariib waxaadna igu soo dhawayseen gurigiina
Njòttu Matayos 25:35
6
Matayos 25:23
Njòttu Matayos 25:23
7
Matayos 25:36
waxaan u baahnaa dhar waadna isiiseen, waan xanuusanaa waadna i daryeesheen, waxaan ku jiray xabsi waadna igu soo booqateen.’
Njòttu Matayos 25:36
Heim
Biblía
Áætlanir
Myndbönd