FALIMAHA RASUULLADA 2:44-45

FALIMAHA RASUULLADA 2:44-45 SOMBIBLE

Oo kuwii rumaystay oo dhammu waa wada jireen, wax walubana waa ka wada dhexeeyeen; oo intay iibiyeen waxyaalahoodii iyo alaabtoodiiba ayay dhammaan u wada qaybiyeen sidii nin kasta baahidiisu ahayd.

Ingyenes olvasótervek és áhítatok a következő témában: FALIMAHA RASUULLADA 2:44-45