1
FALIMAHA RASUULLADA 24:16
KITAABKA QUDUUSKA AH
SOMBIBLE
Tan ayaan ku dadaalayaa inaan had iyo goorba qabo qalbi aan xumaan u keenin xagga Ilaah iyo xagga dadba.
Összehasonlít
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 24:16
2
FALIMAHA RASUULLADA 24:25
Oo intuu kala hadlayay xaqnimada iyo iscelinta iyo xukunka imanaya, ayaa Feelikos cabsaday oo u jawaabay oo ku yidhi, Haatan iska tag; oo markaan wakhti wanaagsan helo ayaan kuu yeedhan doonaa.
Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 24:25