YouVersion logó
BibliaOlvasótervekVideók
Szerezd meg az alkalmazást
Nyelvválasztó
Keresés

Népszerű bibliai igeversek innen: FALIMAHA RASUULLADA 16

1

FALIMAHA RASUULLADA 16:31

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Kolkaasay ku yidhaahdeen, Rumayso Rabbi Ciise, waadna badbaadi doontaa, adiga iyo dadka gurigaaguba.

Összehasonlít

Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 16:31

2

FALIMAHA RASUULLADA 16:25-26

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Laakiin abbaaraha habeenbadhka Bawlos iyo Silas ayaa tukanayay oo Ilaah gabay ku ammaanayay, maxaabiistuna way dhegaysanayeen; oo filanla'aan waxaa dhacay dhulgariir weyn, sidaas darteed aasaaskii xabsigu waa ruxmay; oo markiiba albaabbadii oo dhammu waa wada furmeen; mid walbana silsiladihiisii waa ka furmeen.

Összehasonlít

Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 16:25-26

3

FALIMAHA RASUULLADA 16:30

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

markaasuu dibadda u soo saaray, oo ku yidhi, Sayidyadow, maxaa igu waajib ah inaan yeelo inaan ku badbaado?

Összehasonlít

Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 16:30

4

FALIMAHA RASUULLADA 16:27-28

KITAABKA QUDUUSKA AH

SOMBIBLE

Xabsihayihiina markuu hurdada ka toosay oo arkay albaabbadii xabsiga oo wada furmay, ayuu seeftiisii la baxay oo ku dhowaaday inuu isdilo, maxaa yeelay, wuxuu u malaynayay maxaabiistii inay baxsatay. Laakiin Bawlos baa cod weyn ku qayliyey isagoo leh, Waxba ha isyeelin; maxaa yeelay, kulligayo halkaannu wada joognaa.

Összehasonlít

Fedezd fel: FALIMAHA RASUULLADA 16:27-28

Ingyenes olvasótervek és áhítatok a következő témában: FALIMAHA RASUULLADA 16

Előző fejezet
Következő fejezet
YouVersion

Bátorítás és kihívás arra, hogy minden nap keressük az Istennel való bensőséges kapcsolatot.

Misszió

Rólunk

Álláslehetőség

Önkéntesség

Blog

Sajtó

Hasznos linkek

Súgó

Adomány

Biblia-fordítások

Hangos Bibliák

Biblia nyelve

Napi igevers


Egy digitális misszió:

Life.Church
Magyar

©2026 Life.Church / YouVersion

Adatvédelmi irányelvekÁSZF
Felelős közzététel
FacebookTwitterInstagramYoutubePinterest