1
Matayos 10:16
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
“Waxaan idiin dirayaa sidii ido yeey ku dhex nool. Sidaa darteed u caqli badnaada sidii mas oo kale sidii qoolley oo kalana daacad u ahaada.
Vertaa
Tutki Matayos 10:16
2
Matayos 10:39
Qof walboo naftiisa helaa wuu lumin doonaa, qof walboo naftiisa u lumiya aniga darteyna wuu heli doonaa.
Tutki Matayos 10:39
3
Matayos 10:28
Ha ka cabsanina kuwa jirka kaliya dila laakiin aan dili karin nafta. Laakiin ka cabsada kan nafta iyo jirkaba naarta ku tuuri kara.
Tutki Matayos 10:28
4
Matayos 10:38
Mid walboo aan iskutallaabtiisa soo qaadan ina soo raacin ima istaahilo.
Tutki Matayos 10:38
5
Matayos 10:32-33
“Mid walboo igu qirta dadka hortooda, waxaan aniguna ku qiran doonaa Aabahayga jannada ku jira hortiisa. Laakiin mid walboo igu inkira dadka hortooda, waxaan aniguna ku inkiri doonaa Aabahayga jannada ku jira hortiisa.
Tutki Matayos 10:32-33
6
Matayos 10:8
Dadka xanuusan bogsiiya, kuwa dhintay soo sarakiciya, kuwa baraska qaba bogsiiya, ruuxyada wasakhda leh saara. Lacag la’aan ayaad ku hesheen ee lacag la’aan ku bixiya.
Tutki Matayos 10:8
7
Matayos 10:31
Sidaa darteed ha cabsanina waayo waad ka qiimo badan tihiin shimbirro badan.
Tutki Matayos 10:31
8
Matayos 10:34
“Ha u maleynina inaan u imid inaan dhulka nabad keeno. Uma imaan inaan dhulka nabad keeno ee waxaan u imid inaan seef keeno.
Tutki Matayos 10:34
Koti
Raamattu
Suunnitelmat
Videot