1
Matayos 18:20
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Waayo meesha ey laba ama saddex qof magaceyga ugu kulmaan, waan la joogi doonaa.”
Comparar
Explorar Matayos 18:20
2
Matayos 18:19
“Runtii waxaan kaloo idin ku leeyahay, haddii laba idin ka mid ah arin ku heshiiyaan aduunka oo ey Illaahey ka baryaan, Aabahayga jannada ku jira wuu u oofin doonaa.
Explorar Matayos 18:19
3
Matayos 18:2-3
Kadib Ciise wuxuu u yeeray cunug yar wuxuuna istaajiyay agtiisa. Kadibna wuxuu iyagii ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, illaa aad isbadashaan oo aad ka noqotaan sida caruurta yar yar oo kale maahee, ma gali doontaan boqortooyada jannada.
Explorar Matayos 18:2-3
4
Matayos 18:4
Laakiin qofkii isku hooseysiiya sida caruurta yar yar, ayaa noqon doona kan ugu weyn boqortooyada jannada.
Explorar Matayos 18:4
5
Matayos 18:5
Qofkii magacayga ku soo dhaweeya caruurtan mid ka mid ah aniga ayuu isoo dhaweeyay.
Explorar Matayos 18:5
6
Matayos 18:18
“Runtii waxaan idin ku leeyahay wax walboo aad dhulka ka diidaan jannadana waa laga diidi doonaa, wax walboo aad dhulka ka ogolaataanna jannada waa laga ogolaan doonaa.
Explorar Matayos 18:18
7
Matayos 18:35
“Sidaas ayuuna idin kula dhaqmi doonaa Aabahayga jannada ku jira illaa aad walaalihiin qalbiga ka cafisaan.”
Explorar Matayos 18:35
8
Matayos 18:6
“Haddii qof uu u sababo mid ka mid ah kuwan yar yar oo i aaminsan iney dembi galaan, waxaa u dhaami doonta in badda lagu tuuro isaga oo uu dhagax weyn qoortiisa ku xiranyahay.
Explorar Matayos 18:6
9
Matayos 18:12
“Maxey idin la tahay, nin hadduu boqol ido leeyahay, oo hal lax ka lunto, miyuusan sagaal iyo sagaashanka haray cidlo kaga tagayn oo uusan laxdii luntay raadineyn?
Explorar Matayos 18:12
Inicio
Biblia
Planes
Vídeos