SABUURRADII 91:9-10
SABUURRADII 91:9-10 SOM08
Waayo, waxaad tidhi, Rabbigu waa magangalkayga, Oo Kan ugu sarreeya ayaa degmadayda ah. Shar kuguma dhici doono, Belaayona teendhadaada uma soo dhowaan doonto.