BAROORASHADII YEREMYAAH 1:1
BAROORASHADII YEREMYAAH 1:1 SOM08
Magaaladii dadku ka buuxay sidee bay keligeed u fadhiisataa! Sidee bay carmal oo kale u noqotay! Tii quruumaha dhexdooda ku weynayd, oo dalalka gobolladooda amiirad ku ahayd Sidee bay addoon u noqotay!