1
SABUURRADII 94:19
Kitaabka Quduuska Ah
Kolkay fikirro badan igu dhex jiraan Waxaa naftayda ka farxiya qalbiqaboojintaada.
Compare
Explore SABUURRADII 94:19
2
SABUURRADII 94:18
Markaan idhi, Rabbiyow, cagtaydu waa simbiriirixanaysaa, Waxaa kor ii qaadday naxariistaada.
Explore SABUURRADII 94:18
3
SABUURRADII 94:22
Laakiinse Rabbigu waxa weeye munaaraddayda, Ilaahayna waa dhagaxii magangalkayga.
Explore SABUURRADII 94:22
4
SABUURRADII 94:12
Rabbiyow, waxaa barakaysan ninkii aad edbiso, Oo aad sharcigaaga wax ka barto
Explore SABUURRADII 94:12
5
SABUURRADII 94:17
Rabbigu haddaanu i caawin, Hadda naftaydu waxay joogi lahayd meesha aamusnaanta.
Explore SABUURRADII 94:17
6
SABUURRADII 94:14
Waayo, Rabbigu dadkiisa xoori maayo, Oo dhaxalkiisana dayrin maayo.
Explore SABUURRADII 94:14
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos