1
SABUURRADII 61:1-2
Kitaabka Quduuska Ah
Ilaahow, qayladayda maqal, Oo baryadaydana dhegta u dhig. Markii qalbigaygu itaal darnaado, waxaan kaaga qayshan doonaa darafka dhulka ugu shisheeya, Ii hoggaami dhagaxa iga dheer.
Compare
Explore SABUURRADII 61:1-2
2
SABUURRADII 61:3
Waayo, waxaad ii ahayd magangal, Iyo qalcad adag oo aan cadowga ka galo.
Explore SABUURRADII 61:3
3
SABUURRADII 61:4
Anigu weligayba waxaan degganaan doonaa taambuuggaaga, Oo waxaan magangeli doonaa baalashaada meeshooda qarsoon. (Selaah)
Explore SABUURRADII 61:4
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos