1
SABUURRADII 51:10
Kitaabka Quduuska Ah
Ilaahow, igu dhex abuur qalbi nadiif ah, Oo igu dhex cusboonaysii ruux qumman.
Compare
Explore SABUURRADII 51:10
2
SABUURRADII 51:12
Farxaddii badbaadintaada ii soo celi, Oo ruux raalli ah igu tiiri.
Explore SABUURRADII 51:12
3
SABUURRADII 51:11
Hortaada ha iga xoorin, Oo Ruuxaaga quduuska ah ha iga qaadin.
Explore SABUURRADII 51:11
4
SABUURRADII 51:17
Allabaryada Ilaah waa ruux is-hoosaysiintiisa, Ilaahow, adigu quudhsan maysid qalbi hoosaysan oo qoomamaysan.
Explore SABUURRADII 51:17
5
SABUURRADII 51:1-2
Ilaahow, iigu naxariiso sida raxmaddaadu tahay, Oo xadgudubyadaydana igaga tirtir sida naxariistaada badnaanteedu tahay. Xumaantayda iga wada maydh, Oo iga nadiifi dembigayga.
Explore SABUURRADII 51:1-2
6
SABUURRADII 51:7
Haddaba geed husob ah igu daahiri, oo anna nadiif baan ahaan doonaa, I maydh, oo anna baraf cad waan ka sii caddaan doonaa.
Explore SABUURRADII 51:7
7
SABUURRADII 51:4
Adiga keliya ayaan kugu dembaabay, Oo waxaan sameeyey wax hortaada ku xun, Inaad xaq ahaatid markaad hadashid, Oo aad daahir ahaatid markaad wax xukunto.
Explore SABUURRADII 51:4
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos