1
SABUURRADII 44:8
Kitaabka Quduuska Ah
Maalinta oo dhan waxaannu ku faannaa Ilaah, Oo annana weligayo waxaannu ku mahadnaqaynaa magacaaga. (Selaah)
Compare
Explore SABUURRADII 44:8
2
SABUURRADII 44:6-7
Waayo, qaansadayda isku hallayn maayo, Oo seeftayduna i badbaadin mayso. Laakiinse adigu cadaawayaashayadaad naga badbaadisay, Oo kuwa na necebna waad ceebaysay.
Explore SABUURRADII 44:6-7
3
SABUURRADII 44:26
Caawimaaddayada daraaddeed u sara joogso, Oo raxmaddaada daraaddeed noo furo.
Explore SABUURRADII 44:26
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos