1
SABUURRADII 18:2
Kitaabka Quduuska Ah
Rabbigu waa dhagax weyn oo ii gabbaad ah iyo qalcaddayda, iyo samatabbixiyahayga, Iyo Ilaahay, iyo gabbaadkayga adag, oo isagaan isku hallayn doonaa, Isagu waa gaashaankayga, iyo geeska badbaadadayda, iyo munaaraddayda dheer.
Compare
Explore SABUURRADII 18:2
2
SABUURRADII 18:30
Ilaah jidkiisu waa qumman yahay, Rabbiga eraygiisuna waa mid la tijaabiyey, Isagu wuxuu gaashaan u yahay kuwa isaga isku halleeya oo dhan.
Explore SABUURRADII 18:30
3
SABUURRADII 18:3
Waxaan baryayaa Rabbiga istaahila in la ammaano, Oo sidaasaan cadaawayaashayda kaga badbaadi doonaa.
Explore SABUURRADII 18:3
4
SABUURRADII 18:6
Anigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga baryay, Oo waxaan u qayshaday Ilaahay, Isna codkayguu macbudkiisa ka maqlay, Oo qayladayda hortiisa ka yeedhaysaana dhegihiisay gashay.
Explore SABUURRADII 18:6
5
SABUURRADII 18:28
Waayo, waxaad daaraysaa laambaddayda, Rabbiga Ilaahayga ah ayaa gudcurkayga iftiiminaya.
Explore SABUURRADII 18:28
6
SABUURRADII 18:32
Kaasoo ah Ilaaha ii guntiya xoog, Jidkaygana qummaatiya.
Explore SABUURRADII 18:32
7
SABUURRADII 18:46
Rabbigu waa nool yahay, oo mahad waxaa leh dhagaxayga weyn, Oo Ilaaha i badbaadiyeyna ha sarreeyo
Explore SABUURRADII 18:46
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos