1
SABUURRADII 121:1-2
Kitaabka Quduuska Ah
Buurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa? Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka.
Compare
Explore SABUURRADII 121:1-2
2
SABUURRADII 121:7-8
Rabbiga ayaa kaa dhawri doona shar kasta, Isagu wuxuu dhawri doonaa naftaada. Hadda intii ka bilaabata iyo tan iyo weligeedba Rabbigu wuxuu dhawri doonaa bixiddaada iyo soo geliddaadaba.
Explore SABUURRADII 121:7-8
3
SABUURRADII 121:3
Isagu uma oggolaan doono in cagtaada la dhaqaajiyo, Kan ku dhawraa ma gam'i doono.
Explore SABUURRADII 121:3
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos