1
SABUURRADII 116:1-2
Kitaabka Quduuska Ah
Rabbiga waan jeclahay, maxaa yeelay, wuxuu maqlay Codkaygii iyo baryootankaygii. Dhegtuu ii dhigay, Sidaas daraaddeed isagaan baryi doonaa intaan noolahay oo dhan.
Compare
Explore SABUURRADII 116:1-2
2
SABUURRADII 116:5
Rabbigu waa nimco miidhan, waana xaq, Haah, oo Ilaaheennu waa naxariis badan yahay.
Explore SABUURRADII 116:5
3
SABUURRADII 116:15
Rabbiga hortiisa dhimashada quduusiintiisa Ayaa qiimo weyn ku leh.
Explore SABUURRADII 116:15
4
SABUURRADII 116:8-9
Waayo, naftayda waxaad ka samatabbixisay dhimasho, Indhahaygana ilmo, Cagahaygana kufid. Waxaan ku socon doonaa Rabbiga hortiisa Anigoo dhex jooga dalka kuwa nool.
Explore SABUURRADII 116:8-9
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos