1
AYUUB 3:25
Kitaabka Quduuska Ah
Waayo, hadba wixii aan ka cabsado ayaa igu soo dega, Oo wixii aan ka baqo ayaa ii yimaada.
Compare
Explore AYUUB 3:25
2
AYUUB 3:26
Ma aan istareexsani, mana aan xasillooni, mana aan nasto; Laakiinse hadba dhibaato baa ii timaada.
Explore AYUUB 3:26
3
AYUUB 3:1
Markaas dabadeed Ayuub intuu afkiisa furay ayuu habaaray maalintii uu dhashay.
Explore AYUUB 3:1
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos