1
2 KORINTOS 1:3-4
Kitaabka Quduuska Ah
Waxaa barako leh Ilaaha ah Aabbaha Rabbigeenna Ciise Masiix, oo ah Aabbaha naxariista leh iyo Ilaaha gargaarka oo dhan, kan naga gargaara dhibtayada oo dhan inaannu kuwa dhib kasta ku jira ugu gargaari karno gargaarka Ilaah nagu gargaaray.
Compare
Explore 2 KORINTOS 1:3-4
2
2 KORINTOS 1:5
Waayo, sida xanuunsigii Masiixu uu noogu badan yahay, sidaas oo kalena gargaarkayagu xagga Masiix wuu noogu badan yahay.
Explore 2 KORINTOS 1:5
3
2 KORINTOS 1:9
Laakiin annaga qudhayadu waxaannu naftayada ku haysannay xukunka dhimashada, inaannan naftayada isku hallayn, laakiin inaannu Ilaah isku hallayno kan sara kiciya kuwii dhintay.
Explore 2 KORINTOS 1:9
4
2 KORINTOS 1:21-22
Laakiin kan ina wada xoogeeya xagga Masiixa oo ina subkay waa Ilaah, kan haddana ina shaabadeeyey oo carbuunta Ruuxa inagu siiyey qalbigeenna.
Explore 2 KORINTOS 1:21-22
5
2 KORINTOS 1:6
Haddii lana dhibo waa gargaarkiinna iyo badbaadintiinna aawadood; haddii lana gargaarona waa gargaarkiinna aawadiis kaasoo yeesha dulqaadashada aannu ku dulqaadanno isku xanuunsiga aannu annaguna ku xanuunsanno.
Explore 2 KORINTOS 1:6
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos