“Ha xukumina kuwa kale si aan la idiin xukumin. Ha eedeynina kuwa kale si aan la idiin eedeynin. Cafiya idinkana waa la idin cafin doonaa.
Luukos 6:37
主页
圣经
计划
视频