YouVersion 标志
圣经计划视频
获取软件
选择语言
搜索图标

Luukos 1 的热门经文

1

Luukos 1:37

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Waayo ma jiro erey ka yimid xagga Illaahey oo weligiis fashilmo.”

对照

探索 Luukos 1:37

2

Luukos 1:38

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Markaas ayaa Maryan ku tiri, “Waxaan ahay adeegaha Rabbiga, hadalkaad igu tiri oo dhan ha ii rumoobo.” Kadibna malagii wuu ka tagay.

对照

探索 Luukos 1:38

3

Luukos 1:35

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Malagii ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Ruuxa Quduuska ah ayaa kugu soo degi doona, xoogga Kan ugu Sareeya ayaad hoos tagi doontaa. Sidaa darteed kan quduuska ah ee dhalan doona waxaa loogu yeeri doonaa Wiilka Illaah.

对照

探索 Luukos 1:35

4

Luukos 1:45

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Waxaa barakeysan tan aamintay in Rabbigu u sameyn doono wuxuu ka ballan qaaday.”

对照

探索 Luukos 1:45

5

Luukos 1:31-33

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Waxaad dhali doontaa wiil, waxaadna u bixin doontaa Ciise. Qof weyn ayuu noqon doonaa, waxaana loogu yeeri doonaa Wiilka Illaaha ugu Sareeya. Rabbiga Illaaha ah ayaa wuxuu siin doonaa carshiga aabihiis Daa’uud. Wuxuuna weligiis boqor u ahaan doonaa dhashii Yacquub oo boqortooyadiisuna ma dhamaan doonto weligeed.”

对照

探索 Luukos 1:31-33

6

Luukos 1:30

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

EI

Laakiin malagii ayaa ku yiri, “Ha cabsan Maryaney, waayo nimco ayaad Illaah ka heshay.

对照

探索 Luukos 1:30

上一章
下一章
YouVersion

我们要鼓励、挑战你每天亲近上帝。

事工

关于我们

就职机会

义工

博客

新闻区

有用链接

帮助

捐赠

圣经译本

音频圣经

译本语言

今日经文


此数字事工属于

Life.Church
English (US)

©2025 Life.Church / YouVersion

隐私政策使用条款
漏洞披露方案
FacebookTwitterInstagramYouTubePinterest

主页

圣经

计划

视频