MATAYOS 2:12-13

MATAYOS 2:12-13 SOMBIBLE

Markaasaa riyo loogu digay inaanay Herodos ku noqon, oo dhulkoodii ayay jid kale u mareen. Goortay ka tageen, malaa'igtii Rabbiga ayaa Yuusuf riyo ugu muuqatay, iyadoo leh, Kac oo kaxee ilmaha iyo hooyadiis, oo Masar u carar oo halkaas joog ilaa aan kuu soo sheego, waayo, Herodos ayaa ilmaha dooni doona inuu dilo.

చదువండి MATAYOS 2

సంబంధిత వీడియోలు

ఉచిత పఠన ప్రణాళికలు మరియు MATAYOS 2:12-13 కు సంబంధించిన వాక్య ధ్యానములు