Markos 6:5-6

Markos 6:5-6 EI

Halkaasna mucjisooyin kuma uusan sameyn karin, laakiin dhowr qof ayuu gacanta saaray oo bogsiiyay. Ciise wuxuu la yaabay iimaan la’aantooda. Ciise wuxuu ku wareegayay tuulooyinka isaga oo wax baraya.